IMTIXAANAADKI SEMESTER KI 2AAD EE SANAD DUGSIYEEDKA 2020-2021 GSU

Maanta oo taariikhda  tahay 22\05\2021 waxaa noo bilowday imtixaanaadki semesterki 2aad ee Sanad dugsiyeedka 2020-2021.

Waxaa imtixaanka noo furay Madaxweynaha Jaamacada#Global -science-University Dr.Abdulkadir Dhagacade.

Jaamacada Waxay Ardadeeda uga rajaynaysaa imtixaanaadka guul in shaa Allaah.