Uncategorized

FINAL EXAM

As today 24th May 2022, Global science University Students sit for the final end semester exams of the academic year 2021/2022. The opening was given by our own President Dr.Abdulkadir Giama.

Barnaamij lugu sharaxayo heerka ay gaarsiintaha Wada shaqaynta ka dhaxeysa jaamacadda Global Science University,Galkaio-Puntland ,Soomalia iyo Isbitaalka Galkaio Medical Center Hospital.

  Ardayd Jaamacada GSU ayaa Markasta casharka practicum-ah ku q1aata. Isbitaalka Qaybihiisa kala duwan sida . Maternity ward,Surgical ward ,Operation theater,iyo waliba Medical consultant Department. waxay Ardeydu casharka ku qaataan GMC laboratory oo ah shaybaar ka aad u qalabaysan kuwaas oo ka sameeyaan practicum badan oo la xariira barashada shaybaarka.